Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa laga ganaaxay dhamaan tartamada ay maamusho UEFA, kaddib markii uu aflagaaddo kula kacay tababaraha reer England ee Anthony Taylor finalkii Europa League ee ay kooxdiisa AS Roma guul-darradu kasoo gaadhay ee ay Sevilla koobka ka qaadday.


 


ADVERTISEMENT


Home  Wararka Champions League


Jose Mourinho Oo Laga Ganaaxay Champions League, Europa League, Conference League Iyo Xataa Xulalka Yurub


by Abdiwahab Ahmed

[01:43, 6/22/2023] Kɪɴɢ Mᴀxᴀᴍᴇᴅ:  June 21, 2023


Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa laga ganaaxay dhamaan tartamada ay maamusho UEFA, kaddib markii uu aflagaaddo kula kacay tababaraha reer England ee Anthony Taylor finalkii Europa League ee ay kooxdiisa AS Roma guul-darradu kasoo gaadhay ee ay Sevilla koobka ka qaadday.

ADVERTISEMENT

Jose Mourinho ayaa saluugay go’aamadii Anthony Taylor ee ciyaarta, isaga oo tirsanayay in loo diiday rikoodhe ay xaq u lahaayeen, casaan ay ahayd in la siiyo ciyaartoyda Roma iyo go’aamo kale.

Mourinho oo ay da’diisu tahay 60 jir ayaa waxay UEFA ka ganaaxday dhamaan …
[01:43, 6/22/2023] Kɪɴɢ Mᴀxᴀᴍᴇᴅ: Go’aanka UEFA ee lagu ganaaxay Jose Mourinho ayaa soo baxay xilli uu laalan yahay mustaqbalkiisa Stadio Olimpico oo la sheegayo in uu iskaga tago, kaddib laba sannadood oo uu midkood u qaaday UEFA Conference League, midna uu keenay finalka UEFA Europa League.

Post a Comment

Previous Post Next Post